Garsoore kubada cagta ah oo geeriyooday xili uu ciyaar dhax dhaxaadinayay

Garsoore kubada cagta ah oo lagu magacaabo Victor Marah oo u dhashay dalka Sierra Leonean ayaa geeriyooday xili uu dhax dhaxaadinayay ciyaar u dhaxeesay kooxaha Kroo Bay iyo Falcon 12 FC. Victor Marah ayaa istaaga ka dhacay daqiiqadii ugu dambeesay ciyaartii uu garsooraha ka ahaa, waxaana garsooraha loola cararay isbitaal halkaas oo lagu shaaciyay in uu geeriyooday. Geerida … Continue reading Garsoore kubada cagta ah oo geeriyooday xili uu ciyaar dhax dhaxaadinayay